Raisul Wasaaraha Somalia oo amaro culus ku soo rogay Golihiisa Wasiirada (Akhriso)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar culus oo ku socda golihiisa Wasiirada. Qoraal ka soo baxay xafiiska RW oo ku taariikheysan 26-kii bishan ayaa lagu faray wasiirada inaan la bixin karin, lana kireyn karin hanti dowladeed, heshiisyo cusubna la geli karin, iyadoon lala socodsiin raisul Wasaaraha, waxaana la sheegay in … Continue reading Raisul Wasaaraha Somalia oo amaro culus ku soo rogay Golihiisa Wasiirada (Akhriso)